Darawal Bajaajle ah oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Wiil dhalinyaro ah oo darawal ka ahaa mooto bajaaj ayaa saaka lagu dilay agagaarka daarta Sei biyaano oo ku taalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegay in nin hubeysan oo watay gaari yar uu si bareer ah u toogtay darawalka bajaajlaha oo xiligaas ku guda jiray shaqo maalmeedkiisa caadiga ah. Dilka ka … Continue reading Darawal Bajaajle ah oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya